Isku-aadka semi-finalka Champions League ayaa si rasmi ah loo go’aamiyey kooxaha afarta ah ee iskugu soo hadhay tartanka iyo sida ay iskugu aadan yihiin, waxaana afka...
Wararka ciyaaraha laacib net :- Frank Lampard ayaa noqday tababarihii ugu horeeyay ee Chelsea taariikhda kooxda 118-sano ee laga badiyo afartiisii kulan ee ugu horeysay. Lampard...
Laacib net :- Markii 32-aad ee taariikhdooda, Real Madrid ayaa ku tartami doonta semi-finalka Champions League. Chelsea ayaa 2-0 looga badiyay habeenimadii Talaadada, taasoo 4-0 ku...
Real Madrid ayaa 2-0 ku hogaamineysa lugtii hore, waxaana ay dooneysaa inay ka fogaato burburka naxdinta leh ee ka dhanka ah kooxda Chelsea oo aan wax...
James Rodriguez ayaa kala tagay Olympiacos. Qandaraaska ayaa la joojiyay isla markiiba – iyadoo xiddiga Colombia uu ka tagayo kooxda. James hadda waxa lagu heli karaa...
Paris Saint-Germain (PSG) ayaa caawa la ciyaari doonta kooxda Bayern Munich lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League. Parisians-ka ayaa u safri doona Allianz Arena iyagoo rajeynaya inay soo rogaan...
Tababaraha kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa sheegay in kooxdiisu aysan dan ka lahayn abaal marinta FIFA The Best kadib markii ay waayeen abaalmarino dhowr ah. Los...
Kubada cagta waa ciyaar ay jecel yihiin malaayiinta dad oo aduunka ku nool, ku guuleysiga koobabka iyo abaal marinta shaqsiga ah waa guul la taaban karo...
Taageerayaasha ayaa la yaabay habeenimadii Isniinta markii Cristiano Ronaldo uusan u codeyn abaalmarinta FIFA The Best, taasoo uu ku guuleystay Lionel Messi. Wararku waxa ay intaa...
‘Leak’ ayaa shaaca ka qaaday in Lionel Messi uu yahay kan ugu cadcad abaalmarinta FIFA The Best 2022. Horaantii bishaan, waxaa lasoo saaray finalka tartanka waxaana la...