kooxda barcelona ayaa la ciyaari doonta kooxda kale ee ay aad u xifaaltamaan ee real madrid kulan katirsan koobka copa del rey khamiista 2 bisha march ...
‘Leak’ ayaa shaaca ka qaaday in Lionel Messi uu yahay kan ugu cadcad abaalmarinta FIFA The Best 2022. Horaantii bishaan, waxaa lasoo saaray finalka tartanka waxaana la...
Barcelona ayaa jug wayn soo gaartay iyadoo Ansu Fati uu jug ka soo gaaray tababarka. Muddada uu maqnaan doono waxa lagu go’aamin doonaa baadhitaan dheeraad ah. Fati...
Kooxda Real Madrid ayaa waxaa soo gaaray dharbaaxo weyn iyadoo David Alaba uu qarka u saaran yahay inuu garoomada ka maqnaado muddo bil ah ka dib...
Macalinka Barcelona Xavi ayaa Arbacadii la hadlay warbaahinta, isagoo isku diyaarinaya kulanka la wada sugayo ee Europa League oo ay caawa Old Trafford kula ciyaari doonaan...