James Rodriguez ayaa kala tagay Olympiacos. Qandaraaska ayaa la joojiyay isla markiiba – iyadoo xiddiga Colombia uu ka tagayo kooxda. James hadda waxa lagu heli karaa...
Wararka Bayern munich: Julian Nagelsmann ayaa laga ceyriyay Bayern Munich, iyadoo Thomas Tuchel la xaqiijiyay inuu bedelayo. Kooxda heysata horyaalka Bundesliga ayaa ku dhibtooneysa gudaha xilli...
Paris Saint-Germain (PSG) ayaa caawa la ciyaari doonta kooxda Bayern Munich lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League. Parisians-ka ayaa u safri doona Allianz Arena iyagoo rajeynaya inay soo rogaan...
Kubada cagta waa ciyaar ay jecel yihiin malaayiinta dad oo aduunka ku nool, ku guuleysiga koobabka iyo abaal marinta shaqsiga ah waa guul la taaban karo...
Taageerayaasha ayaa la yaabay habeenimadii Isniinta markii Cristiano Ronaldo uusan u codeyn abaalmarinta FIFA The Best, taasoo uu ku guuleystay Lionel Messi. Wararku waxa ay intaa...
Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa kajawaabay su’aalo la xiriira inuusan sameynin hal bedel intii lagu jiray kulankii ay kooxdiisu la ciyaartay RB Leipzig.Cityzens ayaa u...