AC Milan ayaa isha ku haysa inay ka takhalusto weeraryahanka Manchester United Mason Greenwood xagaaga, iyadoo ciyaaryahanka ceebta ah uu wajahayo mustaqbal aan la hubin, sida...
James Rodriguez ayaa kala tagay Olympiacos. Qandaraaska ayaa la joojiyay isla markiiba – iyadoo xiddiga Colombia uu ka tagayo kooxda. James hadda waxa lagu heli karaa...
Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay kula biirtay kooxaha Chelsea iyo Manchester United baacsiga loogu jiro daafaca midig ee kooxda Inter Milan Denzel Dumfries. Daafaca reer Holland...
Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa Ac Milan u magacaabay kooxda kaliya ee uu ku biiri lahaa hadii uu waligeed ka ciyaari lahaa horyaalka...
Kubada cagta waa ciyaar ay jecel yihiin malaayiinta dad oo aduunka ku nool, ku guuleysiga koobabka iyo abaal marinta shaqsiga ah waa guul la taaban karo...
Taageerayaasha ayaa la yaabay habeenimadii Isniinta markii Cristiano Ronaldo uusan u codeyn abaalmarinta FIFA The Best, taasoo uu ku guuleystay Lionel Messi. Wararku waxa ay intaa...
hadal heynta ugu badan Manchester United ayaa ah in la helo weeraryahan heersare ah xagaaga si ay u xoojiyaan weerarkooda iyagoo doonaya inay dib ugu soo...