Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa Ac Milan u magacaabay kooxda kaliya ee uu ku biiri lahaa hadii uu waligeed ka ciyaari lahaa horyaalka...
Kubada cagta waa ciyaar ay jecel yihiin malaayiinta dad oo aduunka ku nool, ku guuleysiga koobabka iyo abaal marinta shaqsiga ah waa guul la taaban karo...
Taageerayaasha ayaa la yaabay habeenimadii Isniinta markii Cristiano Ronaldo uusan u codeyn abaalmarinta FIFA The Best, taasoo uu ku guuleystay Lionel Messi. Wararku waxa ay intaa...
Michael Owen ayaa ku dhaleeceeyay Kepa Arrizabalaga iyo Raheem Sterling qaab ciyaareedkii ay soo bandhigeen kulankii ay Chelsea guuldarada 2-0 ah ka soo gaartay Tottenham Hotspur...
Kabtanka Arsenal Martin Odegaard ayaa jecel ka garab ciyaarista saxiixii bishii January ee Jorginho. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Talyaani ayaa Emirates kaga yimid kooxda Chelsea...
kooxda barcelona ayaa la ciyaari doonta kooxda kale ee ay aad u xifaaltamaan ee real madrid kulan katirsan koobka copa del rey khamiista 2 bisha march ...
Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa inuu ka codsaday saaxiibkiisii hore ee Juventus Carlo Pinsoglio inuu kula soo biiro kooxda Al-Nassr, Pinsoglio ayaa ahaa goolhayaha saddexaad...
Halyeeyga Arsenal Ray Parlor ayaa soo jeediyay in tababaraha Chelsea ee Graham Potter uu maamuli karo xulka qaranka England ee soo socda hadii laga ceyriyo Stamford...
‘Leak’ ayaa shaaca ka qaaday in Lionel Messi uu yahay kan ugu cadcad abaalmarinta FIFA The Best 2022. Horaantii bishaan, waxaa lasoo saaray finalka tartanka waxaana la...
xidiga kooxda arsenal Bukayo Saka ayaa ku riyaaqay qaab ciyaareedka cajiibka ah ee Mikel Arteta xilli ciyaareedkan, Qaab ciyaareedka da’yarka ayaa wax ka tarayay hanashada horyaalka...